Barnaamijka xisbiga Kulmiye ee 2017: Falanqayn, falcelin iyo faallo- Q.4aad (WQ: Dr Maxamed-Culimo)

  Qoraaladdii hore waxaynu ku iftiiminay meelaha u baahan in dib u eegis iyo kaabis lagu sameeyo. Qormadan waxaynu ku soo bandhigi doonaa sida Somaliland noqon doonto haddii KULMIYE guulaysto, Muuse Biixi noqdo madaxweyne, barnaamijkana la fuliyo. Qaybaha sida fiican looga shaqeeyey loona yeelay halbeegyo la cabiri karo waxaa ka mid ah tiirka 1aad ee … Continue reading Barnaamijka xisbiga Kulmiye ee 2017: Falanqayn, falcelin iyo faallo- Q.4aad (WQ: Dr Maxamed-Culimo)