Guddomiye-ku-xigeenkii Ururka Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO wuxu iska casilauy xilkii uu ka hayey SONYO

Guddomiye Ku Xigeenkii Uruurka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Sonyo Oo Xilkii Baneeyay Kadib Markii Madaxweynahu U Magacaabay Xubin Ka Mida Koomishanka AIDSKA.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com