Guushaada waa lala jiraaye, gees ha ka ahaanin (WQ: Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali “Culimo”)

Doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland (Nov 13, 2017) waxay ahayd guul qaranka u soo hoyatay, shacabkuna dareenkooddii way muujiyeen. Si wanaagsan oo niyad sami ah ha loogu haneeyo loona¬† hambalyeeyo musharaxa shacabku doorto, hana laga shaqeeyo midnimadda iyo wadajirka xiligga kala guurka. Madaxda xisbiyaddu waa inay muujiyaan masuuliyad, dadkana ka daayaan wararka abuuri kara … Continue reading Guushaada waa lala jiraaye, gees ha ka ahaanin (WQ: Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali “Culimo”)