Jawharadda Islaamka: Akhlaaq Wanaagga

Islaamku waa diin dhowrtay sharafta qofka Muslimka ah, u caddaalad samaysay ummadda, adkaysay xidhiidh kasta oo dhexmara laba dhinac (xidhiidh Rabbi oo cibaado ah, iyo mid bulsheed oo macaamil ah) Islaamku waa diin ku dhisan cibaado ay aasaas u tahay qiyam ka go’naasho leh oo ay tahay sida aad u aamintid in aad uga runsheegtid … Continue reading Jawharadda Islaamka: Akhlaaq Wanaagga