Jawharadda Islaamka, Q.2aad: Dad-la-dhaqanka Wanaagsan

Diinta Islaamku waxa ay ka soo dhex baxday bulsho aan xaddaarad iyo ilbaxnimo lahayn, sida oo kale hab-maamulkii jiray xilligaa aan la jaan hayn, waxsoosaarkii dunida loogu kala gooshayeyna aan iyadu waxba ku darsan jirin, hase ahaate tokhoodu ahaa mid gidaar lala soo taagan yahay. Hab-maamuskooda waxa u bud-dhig u ahaa tolnimada, ninkii laandheera ah … Continue reading Jawharadda Islaamka, Q.2aad: Dad-la-dhaqanka Wanaagsan