Jawharadda Islaamka, Q.3aad: Runsheegnimada

Astaamaha muujiya jiritaanka qofnimo waxa ka mid ah runsheegnimadiisa, qofka haddii warkiisu noqdo mid la hubo aalaaba in aanu sal lahayn si macnawiyan ah ayuu u lumiyaa karaamadiisa. Ilaahay waxa uu ergooyinkiisa ku lammaaneeyey runsheegayaasha, “Cidda raacda Ilaahay iyo ergaygiisa, kuwaasi waxa ay ka mid noqdaan kuwa Alle u galladay ee leh; nabiyaal, runsheegyaal, kuwa … Continue reading Jawharadda Islaamka, Q.3aad: Runsheegnimada