Jawharadda Islaamka, Q.4aad: Ammaanada

Ammaanadu waa macaamil bulsheed oo shakhsiyadda qofka halbeeg u ah, kalsooni qofeed in lagu qabo waxa muggeeda sheegta kolba inta waxa lagu aamino loogu yimaaddo. Ilaahay waxa uu sheegay in aammaanada qaadisteeda loo bandhigay cirka, dhulka iyo buuraha deeto ka gaabsadeen oo culayskeeda iska diideen, aadanihii kolka loo bandhigayna tunka ku qaatay. Culayskaa uu aadanuhu … Continue reading Jawharadda Islaamka, Q.4aad: Ammaanada