Kala dooro faras, gabadh iyo kun diinaar; laba ka mid ahina waa dil..! (W.Q. Cabdiqani Maxamed Cige)

Qisadani waxay dhax martay Xajaaj Binu Yuusuf Al-Saqafi oo aad wada garanysaan oo amiir ka ahaa dhulka Ciraaq dawladdii ummaawiyiinta xiligeedii iyo wiil yar oo ka dhashay reer Binu Haashim. Xajaaj waxaa abtiyaal u ahaa reer Binu Umaya oo Mucaawiye ka dhashay wiilkuna waxaa uu isir ahaan ka soo jeeday Binu Haashi oo Cali Binu … Continue reading Kala dooro faras, gabadh iyo kun diinaar; laba ka mid ahina waa dil..! (W.Q. Cabdiqani Maxamed Cige)