Libaaxow, gari Allay taqaan (WQ: Amb. Cumar Xaaji Maxamuud “Cumar-Dheere”)

Waxaynu beryahan ku dhex jirnay sheekooyinka habar-dugaag ee aan qaybo ka mid ah ku soo bandhigay buuggayga cusub ee “Murti iyo Mahadhooyin”, kuwaas oo jiilba jiil u soo gudbinayey lagana dhaxlay xikmado nolosha anfici kara: Waxa la yidhi beribaa libaax aad u harraaddani uu damcay in uu ceel ka cabbo. Wuxuu arkay libaaxii in uu … Continue reading Libaaxow, gari Allay taqaan (WQ: Amb. Cumar Xaaji Maxamuud “Cumar-Dheere”)