Maxaa laga baran karaa loolanka Agaasime James Comey iyo Madaxweyne Donald Trump? Q.1aad (WQ: Cabdiqani Cige)

  Waxa jira wax aad dhagaysto ama akhrido lakiin kaaaga duwan wararkii caadiga ee maalin kasta kuu soo mari jiray, marka aad aragto loolan dhexyaala Madaxweyne awood fulineed leh iyo agaasime maamula xafiis hoosaad hoos taga maamulka madaxweynahaas lakiin shaqo ahaan madax banaan, waxa aad Dhacdooynikaas iyo loolankaas ku gadmaanay la xasuusanysaa dalka iyo dawladdnimadda … Continue reading Maxaa laga baran karaa loolanka Agaasime James Comey iyo Madaxweyne Donald Trump? Q.1aad (WQ: Cabdiqani Cige)