Maxaad ku fasiri lahayd rooggii casaa ee loo dhigay Wasiirka Madaxtooyada? (WQ: Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali “Culimo”)

Sharci ahaan iyo awood ahaanba golaha wasiiraddu way siman yihiin. Golaha wasiiraddu waxay si siman u hoostagaan madaxweynaha qaranka oo ah hagahooda maamul. Hasayeeshee booqashaddii uu Gabiley ku tagay wasiirka madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxaamuud Xaashi Cabdi waxay dibadda u soo saartay tuhuno huursanaa iyo kala saraynta golaha wasiiradda Somaliland. Maxamuud Xaashi waa wasiirka madaxtooyadda,mana hayo … Continue reading Maxaad ku fasiri lahayd rooggii casaa ee loo dhigay Wasiirka Madaxtooyada? (WQ: Dr. Maxamed Yuusuf Aw Cali “Culimo”)