Qisadii kunka diinaar iyo damaaciga! (W.Q. Cabdiqani Maxamed Cige)

Mar kasta oo aad dhugato baalasha iyo bogga taariikhda dunida, mar kasta oo aad dabciga dadyawgii dunida soo maray dib ug fiirsato, waxa aad helaysaa qisooyin cajab badan oo aan damaacina ka madhnayn. Qisadan kooban waxa aynu ku eegi doonaa nin damacu la galay xoolo nin kale leeyahay oo isu waalay dharkana u jeexjeexay sidii … Continue reading Qisadii kunka diinaar iyo damaaciga! (W.Q. Cabdiqani Maxamed Cige)