“Shuban-biyoodkii April ka dillaacay Burco wuxu soo ritay 5200 oo qof”

  Shuban-biyoodkii ka dillaacay bishii April 2017 magaalada Burco wuxu saameeyey 5200 oo qof. Sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay diyaarisay UNICEF oo lagu daabacay bogga Facebook-ga ee Qaramada Midoobay ee Somaliland. Warbixinta oo dhammaystirani waxay u dhigan tahay sidan: XANUUNKA LOOGA SHAKISAN YAHAY DAACUUNKA EE KA DILLAACAY SOMALILAND AYAA MASIIBO KU NOQDAY QOYSAS BADAN … Continue reading “Shuban-biyoodkii April ka dillaacay Burco wuxu soo ritay 5200 oo qof”