Sidee madaxnimo ama kursi lagu helaa? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Maalinbaa anoo wado socda, nin dhalinyar ah oo calooshu soo baxday, qaarkale ku leeyahay waar miyaanan agaasimeh u ekayn, markaas ayay ku yidhaahdeen, mayee waad u eegtahay, anoo wadada maraayay ayaa u jawaabay oo ku idhi waligaa agaasimeh noqon maysid illaa aad kaba qaad noqoto. Iyaga oo yaaban ayay isoo eegeen. Hadaba madaxnimadan iyo kursi … Continue reading Sidee madaxnimo ama kursi lagu helaa? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)