Sooyaalka Somaliland laga soo Bilaabo 1991 ilaa Maanta: Ma waxbaa ka Dhacay mise waxbaa u Kordhay? (WQ: Sayid-Axmed Dhegey)

Afeef Waxa aan ka afeefanayaa in qoraalkani aanuu ahayn mid baadhis dheer aan sameeyey ee waa inta aan xasuusto ee isbeddeladii waaweynaa ee kolba siyaasadda somaliland ay soo maraysay. Ma wada dhamma, oo dhacdooyin fara badan oo miisaankooda lahaa ayaanaan wada xusin. Taasina waxa ay u baahantahay wakhti in la geliyo oo gaar ahaan ardayda … Continue reading Sooyaalka Somaliland laga soo Bilaabo 1991 ilaa Maanta: Ma waxbaa ka Dhacay mise waxbaa u Kordhay? (WQ: Sayid-Axmed Dhegey)