Sooyaalka Somaliland laga soo bilaabo 1991kii ilaa Maanta 2017……Q. 2-aad (WQ: Sayid-Axmed Dhegey)

Dareenkii Lagu soo Dhaweeyey Daahir Rayaale Kaahin 2002 Geeridii Cigaal, markii la keenay dalka, ee maydkiisii ee laga keenay dalka Koonfur Afrika oo uu caafimaad ahaan u tegey, halkaana uu ku geeriyooday, waxa la keenay magaalada Berbera oo uu dardaarankiisii ahaa in lagu aaso qabrigii aabbihii dhiniciisa. Ka soo qaybgalka aaskaasi waxa uu noqday mid … Continue reading Sooyaalka Somaliland laga soo bilaabo 1991kii ilaa Maanta 2017……Q. 2-aad (WQ: Sayid-Axmed Dhegey)