Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-gabaydo), Q.1aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

8dii Maarj 2009ka ayaan xus loo qabtay maalinta haweenka adduunka kaga qayb-galay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, halkaasna waxa lagu faaqiday doorka haweenku dalka, dadka iyo dunida ku leeyihiin. Waxyaabihii madarka lagu bandhigay waxa ka mid ahaa metelaad (riwaayad), maansooyin iyo weedh-madaxeed. Waxa horraantii qoonduhu ahaa in xafladda lagu qabto qasriga madaxtooyada Somaliland, laakiin waxa … Continue reading Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-gabaydo), Q.1aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)