Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-gabaydo), Q.2aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Qaybta labaad waxa aynu ku soo qaadan doonnaa laba ka mid ah gabayadii Nimco-gabaydo IHUN, oo ka mid ah kuwii koowaad ee ay curiso kuwaas oo la kala yidhaahdo Qaranku kaa yaab iyo kaalay iga baano. Marka aad gabayadan aragto waxa aad ka marag-furaysaa sidii ay suugaanta abwaanaddu hodanka u ahayd illaa xilligii ay barbaarta … Continue reading Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-gabaydo), Q.2aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)