Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.3aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Qormada saddexaad ee tixda iyo taariikhda Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco Gabaydo) Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo’e, waxa aynu ku soo qaadanaynnaa Gabay magaciisu yahay ‘Saw Anaga Maaha’. Waxa uu ka mid yahay suugaanta ugu culus ee sida faahfaahsan uga hadlaya kaalinta haweenka iyo hooyadu ku leeyihiin nolosha aadamaha. Aan kaftan ka horreysiiyo’e, maye … Continue reading Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.3aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)