Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.4aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Qormadan afraad ee suugaanta iyo Sooyaalka Abwaan Nimco-Gabaydo IHUN waxa aynu ku soo qaadan doonnaa maanso magaceedu yahay ‘laba ha is barteen’. Laba Ha Is Barteen: Tix Baarcadde Ah. Abwaan Nimco Aadan Hurre oo ka warramaysa xilliga ay maansadani soo baxday iyo ujeeddadeeda waxa ay tidhi “Waxa aan tiriyay horraantii Juun 2010ka oo uu Soomaalilaan … Continue reading Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.4aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)