Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.5aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Qormada shanaad ee Tixda iyo Taariikhda Abwaan Nimco-gabaydo waxa aynu ku soo qaadan doonnaa gabay la yidhaahdo “waan dhursugayaa” oo ay kula hadashay Golaha Wakiillada Somaliland. 29kii Sebtember 2005ta waxa Somaliland ka qabsoontay doorashadii Golaha Wakiillada, waxaanay dadweynuhu ku xusheen 82 mudane oo isugu jira 80 nin iyo laba haween ah. Kuwaas oo ka kala … Continue reading Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre “Nimco-Gabaydo”, Q.5aad (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)