Waraabaha iyo siyaasigu xagay iska shabahaan? (WQ: Cabdiqani Cige)

  Bulsho kasta oo dunida ku nooli waxay la falgashaa hab-nololeedka deegaan ee ay ku nooshahay, kaasna waxa laga dheehdaa marka la darso hab-dhaqankeeda iyo suugaanteeda taas oo ay ku tilmaansanto nolosheeda, isguna gudbiso fac ka fac. Soomalidii hore ee raacatada ahayd waxa ugu badan ee qofku maalintii iyo habeenkii arko ama maqloba waxay ahaayeen … Continue reading Waraabaha iyo siyaasigu xagay iska shabahaan? (WQ: Cabdiqani Cige)