Xaflad la isku arkay oo lagu caleemo-saaray Degmada Dacarta ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Siilaanyo

 

Waxa maanta Degmada Dacarta lagu qabtay xaflada aan loo kala hadhin oo lagu maamuusayey wanqasha Degmada Dacarta ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Waxa xafladda ka soo qayb-galay masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, madaxda dhaqanka Somaliland, madaxda saddex xisbi qaran, maayarrada, badhasaabbada, goleyaasha degmooyin ka tirsan Maroodijeex iyo Gabiley, aqoonyahan, dhallinyaro, haween iyo cumaa’udiin.

Xafladan ayaa waxa hadlay masuuliyiiin tiro badan kuwaaso oo soo dhoweey wanqasha degmada taasi oo ku tilmaameen mid ku haboon in laga dhiga degmo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com