Xogta Dahsoon: Quwadda ciidan iyo ta dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga

 

Boqortooyada Sucuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqadda bariga dhexe  waxana ay dhacdaa Koonfurta Galbeed qaaradda Aasiya waxayna ku daboolan tahay inta badan jasiirada carabta, masaaxadeeda dhuleedna waa 2 milion oo Km oo square ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Quwadda ciidan iyo ta dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com