Yaa Maanta Soomali Ugu liita ama ugu ayaan daran? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

Waa taa Soomaali burburtay, meelana daganyihiin meelana wali dagaalo ka socdaan.  Markaa suaashan ayaan is waydiiyay, ra yigayaga ayaan cabiraayaa, qofkuna rayigiisa waa u xor, rayigaygu qaladna wuu noqon karaa saxna waa noqon karaa. Markaa qolooyinka meelaha dagan ku nool waxa lagayaabay inay isu arkaan inay ka nasiib wanaagsanyihiin kuwa ku nool meelaha dagaaladu ka … Continue reading Yaa Maanta Soomali Ugu liita ama ugu ayaan daran? (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)