Nin xikmad ayaa saaxiibadii uga sheekeeyay qiso xiiso leh, markii uu dhameeyaya ayay dhamaantood wada qosleen. Haddana isla sheekadii ayuu mar kale ku celiyay , markii uu dhameeyay tiro badhkeed ah ayaa qososhahay. Haddana mar kale ayuu bilaabay sheekaddii oo uu dhameeyay qofna wuu qosli waayay.
Markii ay qosli waayeen ayuu ku yidhi :โ Maxaad qosolkii u joojiseen iyadoo isla sheekadii ah?โย Markaasi ayay yidhaahdeen โ waa qiso isku mid ah โ. Ninkii xakiimka ahaa ayaa ku yidhi โ hadaa maxaad arrin isku mid murugadeeda u joogtaysaanโ?
Xigasho:wargeyska dawan
Bandhige@gmail.com