Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi โ Madiina waa meel xurmo leh, laga bilaabo halkan ilaa halkaasi, geedaheeda lama gooyo, dhexdeedana wax dhib ah laguma sameeyo. Qofkii dhib ku sameeya waxa dushiisa ahaaday lacnadda Allah, ta Malaaโigta iyo ta dadka oo dhanโ. Bukhaari
Iimaanka waxaa ugu fiican inaad ogaato in Allah ku arkayo meel kasta oo aad ku sugan tahay.
โIbna aadamku hadduu dhinto wuu goโaa camalkiisu saddex mooyee cilmi anfac leh, Ubad fiican oo u duceeya, iyo sadaqo socota ama jaari ahโ. (Waxaa weriyey Muslim