Cuntooyinka garaadka iyo xasuusta koobciya

Sida aan wada ogsoonahay, Cunooyinku Faa’iidooyin badan ayey inoo leeyihiin. in kastoo ay taa jirto, hadana waxa aynu dhihi karnaa, waxa cunooyinku ay kala yihiin; Kuwa caafimaadka Waxyeeleeyo iyo kuwo Ka shaqeeya Caafimaadka.

Hadaba waxa qormadan aynu ku eegi doonaa, qaar kamid ah Cunooyinka Ka shaqeeya kor u qaadida Xasuusta iyo Garaadka Qofka, waxaana Cunooyinkaasi kamid ah:

Qudaarta Cagaaran, Miraha kuwooda kala duwan, sida kuwa leh Qolfoofta iyo waliba Kaluunka oo leh Faa’iidooyin aan la soo koobi karin.

Kaluunka waa mid kamid ah Cunooyinka aas aasiga u ah Koriinshaha maskaxda, waxaana laga hela 3 mado oo lagu magacaabo OMIGA3.

sidoo kale waxa uu hoos u dhigaa dufanka dhiiga raaca.

Sidoo kale liin macaanta, muuska, rumaanka, cinabka, tufaaxa, tamaandhada iyo xab-xabku dhamaantood waxa ay ka mid yihiin liiska cuntooyinka kobaca iyo koritaanka maskaxda kow ka ah.

Hadaba joogtee hadii aad karto qudaarta cagaaran iyo kaluunka si aan ugu dadaalno bad ahaanshaha caafimaadkeena

Qoraa: Zakariye abdi

Bandhige@gmail.com