HABABKA UGU FIICAN EE AAD KU YARAYN KARTO BARUURTA SAA’idka ( obesity) SI DABIICIYA

WARBIXIN CAAFIMAAD ;- Qaybta 1aad

HABABKA UGU FIICAN EE AAD KU YARAYN KARTO BARUURTA SAA’idka ( obesity) SI DABIICIYA :—

Waxa jira waxyaabo kala duduwan oo keena Baruurta saa’idka (obesity) waxaa ka mid ah qofkoo miisankiisu kordho sida cuntooyinka aan dheeli tirnayn oo uu qaato,xaalado caafimad daro iyo Warwarka oo bata (stress) .

LA TALIN:-

1- In qofku qaato cuntooyinka baalka leh (fiber) sida:, Digirta,Galayda,Heeda,Misirka,Sabiibka, Lawska.

2- in uu qofku qaato noocyada kala duwan ee khudaarta (vegetables) sida ;- khiyaarka, kaarootaha, Toonta , Basash cad .

3- in qofku qaato protein sida;- kallunka, digaaga iyo beans ka

4- inu qofku isticmaalo cuntooyin fudud ( snacks) sida ;- Lawska,sabiibka