WAXTARKA & FAA IDOOYINKA LAGA HELO FILFISHA

Filfisha Waxey Ka Mid Tahay Miraha Dhif iyo Dhaadir ah ee Yareeya Waxyelada Badan Caafimaad Daro Qofka So Wajahda,

Cilmibaaris Kala Duwan Lagu Sameye Filfisha Waxa Ey Tarto & Faa Idooyinka Laga Helo Waxa La Ogaade inta Badan Cuduro Loo Istricmaali Karo. Hoos u Dhac Iyo Isbadal Caafimaad Daro Ah Dadka Isticmaala Laguma Arka Dadka Jogteeya Waligood.

Filfisha Waxey ku Jira Vitamino Muhim ah Dhank Caafimaad Waxa Kamid Ah Mangnisium Vit B1 B3 B6 Vit C Zinc Patassium Chromo Caotene & Maadooyin kale u Fican Difaaca Jirka kana Hortaga Cabuqyada Sameye Jirka.

SHAQOOYINKA AY KHABATO FILFISHA

Filfisha Shaqoyinka ey Qabato Waxa Ka mid ah Dhanka Dhefshiidka waxa ka mid ah kor u khaadista Dhefshiidka Sida “Hydrochloric Acid” soo Saarista Dhiceenadah ey u baahan tahay Calooosha Soo Saarista Unugyada.

Filfisha Waxa Ku Jiro Maado Antioxidants oo Ka Qeyb Qaato kor u Qaadista Hab Difaaca jirka Cafiamdka. Sidoo Kale Waxee kor u Qadaa Habdhiska Unugyada Difaaca Dhiiga waxey aad u Yareyaan Cudurada Maqaarka Indhaha iyo Daadashada Timaha.

Filfisha Waxey Kor U Qadaa Proteins ka qeyb Qaato Dhefshiidka & So sarista Dhecaanka Muhiim ka Insuline in ey Xoojiso Una Gudbiso Dhanka Dhiiga Murqaha guud ahaan Jirka, Sidoo Kale Waxey Yareesaa wuxuu hawada caloosha ku Ku Badao iyo DIbiryada.

Filfisha waxey yaresaa Cabuqyada ku sameysma Tubooyinka Hunguriga Mareynka Waxey Sameysa in ey yareso Calool Ololka Dibiryarda lab jeexa Sidoo kale waxey ka hortagta xasasiyda Dhanka Neefmareynada

Filfisha waxay ad ugu Hawo-Marenka Waxey ad ugu Fiican Tahay Sida Hargabka, Ifilada, Sanboorka Riiraxyada Neefta, Waxey Yaresa waxyealda Dhamaan Cudarda ku Dhaca habdhiska Sanbabada.

Filfisha Cilmibaaris Kala Duwan Lagu Sameye wexey ka qeyb kata Hab saocoda iyo Kor u Qaadista Shaqoyinka wareega Dhiiga Wadnaha iyo Xididihisa. & in ey ka Hortagto Xididaha Gudahiis in ay xirmaan o dufan fadhiisato.

Filfisha Dadka Wa Weyn Marka Ey Isticmaalaan Eyna Jogteeyan Waxey Ka Yaresaa Cudurada Ku Dhaca Nerfaha iyo Maskaxda Sida Hilowshaha Walwalka Hurdo La aanta & burburka ku yimaada Unugyada Nerfaha Dikaanka Hurka iyo Kabaabyada Jirka.

Siyaboyin kala Duwan Ayaa loo isitcmala Filfisha in Raashinka lagu Darso Sido kale in Qofka uu shiito Biyo ama Shaah ku Darsado & In Ayadoo Saliid aha loo marsado jirka.

DR. MOHAMED LIBAAN MOHAMED

Bandhige@gmail.com