Ciyaar shalay galab ku dhex martay Garoonka kubadda Cagta ee Hargaysa “Stadium” Kooxda Kubadda Cagta ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Qorshaynta ayaa waxa ay halkaasi guushu ku raacday Kooxda Kubadda Cagta ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo ku badisay 6-1, koobka horyaalka heerka labaad