Gabadh soomaaliyeed oo muslim ah oo garsoore ka noqothy dhanka Kubadda dalka Ingiriiska.

  • Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jawaahir Rooble ayaa noqotay haweenaydii ugu horraysay ee madow iyo weliba Muslin ah ee garsoore dhanka Kubadda ah ka noqota dalka Ingiriiska.

Jawaahir oo da’deedu 29 Sano ayaa ka mid ahayd dadkii sida magan gelyo doonka ah ku galay UK balse waxay sheegtay in ay arrimaha ciyaaraha soo bilowday xilligii ay joogtay dalkeedii hooyo.

Xigasho:khaalid foodhaadhi

Bandhige@gmail.com