DAAWO: Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dastuurka Somaliland

Halkan ka daawo wareysi gaar ah oo Goobjoog TV la yeeshay wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha dastuurka Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay wada-hadalladii Khaatumo iyo Somaliland, iyo su’aalo la xidhiidha in dastuurka la furayo iyo inkale.