5 Caado oo ay wadaagaan dadka nolosha saamaynta ku leh (Mubarak Maxamuud Saleebaan “Mubarak Hadi”)

Markaad eegto dadka nolosha saamaynta ku leh ama ha ahaadaan kuwii hore ee dunida soo maray muslim iyo gaal ama ha ahaadaan kuwa maanta nool muslimkooda iyo gaalgoodaba waxaad ogaanaysaa waxyaabo traits ah markaad noloshooda wada eegto oo kuu soo baxaya inay dhamaantood samayn jireen.

Hadaba muuqaalkan ka baro 5 caado oo ay wadaagaan dadka cudumada ah: