Abuurta Alle (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Way u badan tahay inaan in badan ku mashquulno dhaldhallaalka adduunyo, in yarna waqti qaayo leh ku bixino u fiirsashada abuurka Alle iyo aayadaha ku lammaan. Marka aad si dhab ah wax ugu fiirfiirsato, waxa dhab ah in qalbigaagu ka dhex baxayo dunidan cidhiidhiga ah oo uu tagayo mid kale oo ballaadhan. Haddii aan si … Continue reading Abuurta Alle (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)