“Adigo nabsigu waa Tuke timir xamaalaya o mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye”

WQ/ ibrahim adam-elmi- galaan “Qumaash”

Laba nino xigto ahaa ayaa midna danley ahaa mina waxooga “wasakha dunyaha” haystay maalin uu waxba so qaban waayey dumarki iyo caruurtina sugeyso ayuu ku soo ciiray ninkii wax haystay kuna yidhi waar maanta igaga rog meel aan ku dhaafa ma jirtee iyo jawaab deg-deg ah kuye ” haw-fadhiyin” ninkii danleyda ahaa alle muu-garansiin farajalaa-qariibe ninkiibu isula taagay tuducan aan qoraalka ugu magacdaray” adigoo nabsigu waa tukee timir xamaalaya oo mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye waxanu noqday tuduc samadu furayd ninkiina tafaaful ku noqday xoolohiisi kakac noqdeen ilaa uu ku danbeeyey xamaalkii loo sahadiyey uu isagii mooge ahaa ku yidhi kiiyo xamaala waar jawaank iga tiiri

Dal/jir Ibrahim Adam Elmi-galaan “Qumaash”

Bandhige@gmail.com