Aragtida Mucaaradka iyo Fahanka Bulshada Somaliland ee #baaqshacab (WQ: Abdirisak Ibrahim Mohamed)

Kulanti wanaagsan dhamaan akhyaarta aanu ood wadaagta ka nahay degelkan.

Denbi maaha inaad ka aragti duwanaato xukuumada somaliland mucaaradka waxaa looga baahanyahay inay soo bandhigaan dhaliilaha cad-cad ee xukuumadu leedahay.
Aragtiyahan iyo su’aalahani waxay ku base garaysanyihiin xaalada dhabta ah ee iminka taagan.

Somaliland dawlad noocee ah ayay u baahantahay?

Mucaaradkana aragtiyo noocee ah ayaa looga baahanyahay inay soo bandhigaan ?
Labadaa su’aalood waxaan uga goleeyahay inaan xasuusiyo xisbiyada mucaaradka ah tani inay tahay doorkoodii.
Xisbiyada mucaaradka maanta joogaa iigama muuqato aragti iyo dareen shacab sida maanta dhacday ee bulshadii u baraarugtay.
Aragtidayda shakhsiyan baaqshacab waxaan u arkaa in qaabkii maanta rajada loogu yeeli lahaa dhalinyarada Somaliland ee bilaa jihada ah uu yahay baaqshacab

Abdirisaq Ibrahim