Beerta Nasashada (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud

Meel xafiis ah ayaan shaqo u fadhinaa. Shir muhiim ayaan ku jirnaa, waliba kulanku meel xasaasi ah ayuu marayaa. Iyada oo doodu kala qalantay oo xubno door ahi nuxurkii hadalka u daadageen, ayaa mudalab maqaaxi naga ag dhaw ka shaqeeyaa daf soo odhanayaa. Shaah iyo biyo dadka martida ah loo dalbay ayuu noo wadaa. Isaga … Continue reading Beerta Nasashada (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud