Waxaa is waydiinleh in marka hore laysla fahmo xorriyada, xoriyadu waa maxay? Aniga aragtidayda haddii aan cabiro, xoriyada waxaan odhan lahaa qofka oo caqliyan, jidh ahaan iyo ruux ahaan u xor ah oo talinkara. saddexda qaybood ee bani aadamku ka kooban yahay.
haddii caqliyan laqu haysto oo laguu yeedhiyo wax damiirkaagu diidan yahay xor matihid, haddii lagu xidho jidh ahaan xor ma tihid, haddii lagu sixro ama durro kale ku asiibto ruuxiyan xor matihid.
Runtii dadkeena in badan ayaan u fiirsady inta xorta ahi way yartahay, mujtamacu wuxuu u badan yahay la hayste.
Kuwa loo taagwaayo ruuxiyan ayaa loo adoon sadaa iyada oo habab farabadan la isticmaalaayo,sixir, durro, maalin baa anagoo Jamaaco tabliiq ah ayaanu soo ag marnay mid raame leh oo meel sii galaya, intu nasoo eegay ayuu yidhi maanaad igu soo duusheen, waxaa nala hadlaayay wixii raamah u yeelay. qaarna caqliyan waa inta biidhi qaataha ee calooshii la ciyaarka ah kuwaas iyaga lacag uun baa la tusaa.
Dhacdooyin badan oo aan la kulmay, maalin anoo khayriyada maraaya oo ay rabshad ka tagaan tahay ayaan soo maray meel ayaan taagnaa nin aanu jaarnahay oo lafahayga oo cad cad garanaaya ayaa gaadhi na soo ag joojiyay markaasu leeyahay dila waxadada laaya, anigiibaa amakaagay waxaan idhi waar miyaanu heble ahayn waar miyaanu ku garanayn, waxaan markii dambe ogaaday inu ka mid yahay kuwa caqliyan loo haysto ee loo yeedhiyo.
Ninka raga ihi waa ninka xorta ah, ee ka xoroobaa adoonsiga lays adoonsanayo. ruuxiyan iyo caqliyanba.
Halkan hoose ka akhriso maqaalladii hore ee Nuur Xaaji Xiiray:
Dadku maamul xumo ayuunbay ka cabanayaan uun
Xamar ayaa carqaladaynaysa saldhiga
Tolow Soomaalidii looma ooyaanka ahaa yaa ku dilay bada Yemen
Tolow muxuu Kulmiye u riixayaa in doorashadu waqtigeeda qabsoonto?
Waxaynu galnay xaalad kala guur, tolow siday noqon
Dhallinyartaay xaaladdu way adag tahaye faashashka badsada
Cadduur dhawdhawduba uma dhacsana
Dadkeenu ma istaahilaan in wadooyinka loo sameeyo
Dumarku waa kuwan shaqooyinkii la wada wareegay ee tolow lacagta xaggee ayey geeyaan
Isku shaandhaynta xoogaa leh tolow maxaa kalifay isagoo waqtiga hadhay yar yahay
Maxay ahayd ujeeddadii laga lahaa dagaalkii 1988, goorma ayuuse bilaabmay?
Gaaladu labada wadan ee ay indho gaar ah ku eegaan
Bal ummaddan uu dulinku daashaday eega
Dajjaal iyo labadiisii salladood
11 Sibtambar Soomaaliya khiyaamadii ugu waynayd
Luqadee ayaa wax lagu baranayaa
Ha isku akhriyin haddii aanad ku camal falayn
Dhacdo ugub ah oo masaajid Hargeysa ah ka dhacday
Bal dadkan ku dawakhay riwaayadan Kulmiye eega
Sidee ummadi ku horumari kartaa ama qof ku horumari karaa?
Goorma ayaa ummad la hoggaamin karaa?
Sidee ayay u shaqeeyaan dadka dadka waalaa
Maxaad ka taqaanaa dadka waala?
Xarakaadka Islaamku ma gaadheen ahdaaftoodii?
Maxaa Somaliland loo ictiraafi waayey?
Shakhsiyadda adduunka loogu neceb yahay
Nuur Xaaji Xiiray
nur.hersi21@gmail.com