Bishan dhexdeedi waxa Shir wayn uga furmay dalka jabuti Laba madaxwaye Ee somaliland iyo somalia,shirkaasu wax midho Dhal Ah o sida u wayni kaso bixin Iyado laga wada Hadlin Arinki wayna Ee kala Tag amba markale midnimo Se lagawada wada hadlay arimihi shirarki Hore hadaba Waxa Ku jiray Qodob ah In dhexgalka bulshada Yaan la Carqadayn Sida Ciyaaraha ,dhaqanka Waxi lamida Isusocodka Bulshada Uun dhankastaaba waa so dhaweeyey arinka Ila Madaxwayne biixi Qudbadisi 26 june arinka Isosocodka waa ka hadlay.
Hadaba Isu socodka Bulshada Ma yahay Markale midnimo Oo Xukumada maanta Jirta Qodobka ayna Aad U Fiirsan Qodobkan Waxa Dan Wayn Ugu Jirta Xukumada somaliya Taaso U jeedka Yahay Inay somaliland marke midnimo ugu baaqdo Qodobkan waxa U gogol xaadhaya Somali Kale markale Midowda marka La yidhi Isusocodka labada bulsho yaan la caraqaladayn.
Waka Fikirka Ka danbeeya Qodobkan In la hirgaliyo Taaso dhalin xooga Ee maanta Dalka in lagu shubo Mab’da somali Is raacsan awalba Isusocod ma xidhnayn Bulshadu way is dhex soconjirty lkn wiil Xamar Jooga Hargaysa Marka Uu Imanayo Waxa Yaqiinsana Inu somaliland imanayo maanta mar haddi Isocodki La ogaaladay Wuxu Yaqiinsanayana Inu dhul somalia Imi.
Fikirka Is Dhexgelka Waxa Iga Muuqda Meel Ay xukumada Xamar Ujeedkiisu yahay markale midnimo Aynaa Ku baraarugsanayn Xukumada Somaliland.
29 June 2020