FADHI IYO FUUD YICIBEED LA ISKU WAA!!!! By:(kamaal Marjaan)

SAWIRRADA hoos ka muuqdaa waa feedhyahanno xilliyo kala duwan ciyaaray, badankoodu waa ay guulaysteen, kuwo ka mid ahina in kasta oo ay dadaaleen, uma ay suurtagelin markan in ay guushu raacdo.

Sawir kastaa waxa uu muujinayaa muuqaalka uu lahaa ka hor halganka guul raadinta, iyo kaddib. Waa tusaalaha ugu fudud ee aynnu ka baran karno in guul aan lagu helin xanuun iyo rafaad la’aan. Mararka qaarkoodna ay dhacdaba adiga oo halgan dheer oo xanuun badan u maray, in haddana aad weydo.

Weligaa ha filan, in fadhi aad ku hesho fuud yicibeed.