Haddii aad 10-kan calaamadood isku aragtid degdeg dhakhtar u tag oo sonkor iska baadh (W.Q. Ina Siciid)

1. Harraad badan iyo kaadi badan

Harraad
2. Gaajo badan

Gaajo badan

3. Awood-darro iyo daal badan

Awood darro iyo daal

4. Miisaankaaga oo si degdeg ah oo aan ku-talo-gal ahayn kaaga dhaca

Miisaan hoos u dhac
5. Kabuubyo badan oo aad isku aragtid sida gacmaha iyo faraha oo ku kabubyooda ama aad dareemi waydid

Kabuubyo badan oo isku aragtid

6. Aragga oo daciifa ama aragga oo tushuush galo

Aragga
7. Nabarrada kugu dhaca oo hore kuu bogsan waaya

Nabarro bogsan waayey
8. Caabuqa (Infections) kugu soo noqnoqda taas oo ay sababto dhiigga oo ay sonkortu ku badato

Infection

9. Jidhka oo aad kuu qallala oo aad mar kasta u baahatid in aad “cream” marsato

Jidhka oo ku qalala

10. Cadho badan ama dulqaad la’aan badan

Cadho