Hambalyo Garsoore Maxamed Salaan Muxumed

Dhammaan asxaabta hoosta ku qoran waxay hambalyo udirayaa Garsoore Maxamed Salaam Muxumed oo 27/8/2015 Guddiga cadaaladda Somaliland u magacawday   Garsoore Maxkamadda Gobolka Togdheer.

Garsoore Maxamed Salaam Muxumed oo horena xilala badan uga soo qabtay laamaha kale duwan ee dawlada, waxa uu mudo dheer ahaa madaxii shaqalah ee xafiiska Gobolka Maroodi-jeex waxa kale uu noqday laba xidigle ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu ahaa la-taliye sharci oo ciidamada asluubaa.

Garsoore Maxamed Salaam Muxumed waxa uu waxbarashadiisii hoose iyo dhexe iyo sareba ku qaatay Hargeysa

Waxbarashada Sarena waxa uu ka baxay Kuliyadda Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa (Collage of Law University of Hargeisa), waa sharci-yaqaan muddo ku shaqaynaanayey culuumta sharciga.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in xilkaa loo dhiibay, Ilaahay ku asturo xilkaana cadaalad iyo sinaan uu ku hoggaamiyo bulshada loo magacaabay, waa shakhsiyad adkaysi iyo dadnimo ku dhexleh dadka dhexdiisa waayo aragna ah muddo badana ku soo dhexjiray waaxaha kala duwan ee dawlada.

Waxaan   u rajaynayaa in khibradaa iyo aqoontaa bulshada uga faa’iideeyo. Guddiga Cadaaladana waxaan uga hambalyeynaa garashadaa ay garteen in dhallinta dad yarta ee aqoontiina leh ay dalka wax ka badali karaan, dhiiri-gelina ay u tahay qofkasta oo wax bartay ama hada ku dhex jira dhammaana dhallinta Somaliland waxay u tahay waa cusub oo dawladani u furtay habka ka qayb galinta ee hoggaanka dalka dhalllinta Somaliland.

Dhamaan asxaabtaasi waxay hanbalyo iyo duco hawada u soo marinayaan Garsoore Maxamed Salaan Muxumed oo ay leeyihiin Ilaahay xilkaa culus ee laguu magacaabay hakugu asturo.

  1. Rooble Axmed Cumar
  2. Axmed Cabdiqaadir Xasan
  3. Liibaan Ibraahim Cabdi
  4. khaddar Muxumed Xasan
  5. Cabdifataax Maxamoud Muuse Kooshin
  6. Maxamud Cali Abokor
  7. Cabdiraxmaan Abshir
  8. Siciid Nuux Cabdilaahi
  9. Xuseen Ibraahim Diirye
  10. Siciid jibriil Axmed Caamir
  11. Cabdicasiis Dheeg Axmed
  12. Maxamed Ibraahim Batuun
  13. Cawaale Maxamed Guule
  14. Ibraahim Cawil Geedi
  15. Ibraahim Cismaan Axmed
  16. Warsame Daa’uud Cumar
  17. Cabdixamiid Maxamex Cumar
  18. Fu’aad Axmed Xaashi Alaale
  19. Cabdilahi Yuusuf Shibiin
  20. Kayse Cismaan
  21. Mukhtaar Yuusuf Mooge
  22. Cabdi Cali Xasan
  23. Muuse Abiyee
  24. Farxaan Muxumed Carab
  25. Maxamed Xuseen Caydiid
  26. Axmed Cumar Xuseen Ceelaabe

 

bandhige@gmail.com