Jilaa Trump dilka 2-badan nin maxay uga dhiganthy? (WQ: Sacad Muuse Cumar “Sacad-Makaawi”)

2015 kii mar warbaahinta taageerta xisbiga jamhuuriga ah laga wareysanayey isaga oo musharax ah ayaa la weydiiyey: ma taqaan hogaanka Quduz, ee Xaraska kacaanka?
Trump waxa uu ku jwbay:”kurdiyintu mareykanka umay taagerin sida ay ahayd” !

Yaab dabadii waxa uu wariye hii u sheegay in kurdiyinta aanu odhan, oo ah qoomiyad bariga dhexe ku nool se uu weydiiye taliyaha la holin wayey ee iiraniga ah, “Suliemani” oo guutada Quduz la yidhaa haysta, ……. halkaas ayey aqoonta siyaasadeed, amni, iyo Diplomacy deed ee Trump taaganthy.

Wax lala yaabo ma aha in uu dilka sarkaalka 2aad ee Iran ugu saameynta badan uu amray isaga oo Golf tiisa ciyaaraya, wargelina aan siin waaxii kala duwanaa !!! Kana fikirin saameynta ka dhalanaysa.

Qaar badani waxay aaminsan yihin in Trump xasarad dhacda uu daneynayo, si uu:
1. Uu u shiiqiso xil ka xayuubintii ku socotay, doorashadana uga kaalmayso,
2. Hinaase uu ka qaaday sumcadii uu heshiiskii Obama ee Iran nuclear keeda ka helay, uu bara dhaafiyo, si uu u bara dhaafiyo, in Iran oo san-duleysantay uu soo xero galiyo Obama na sidaas kaga magac weynaado qodobkaas.

Guud ahaan hab fikirkiisa dhan ee iiran ba waa kaas arinta sameynteeda mid dhaqaale, Geo-siyaasadeed intaba leh ka taaganyhy ee cayaayirka ku fadhida.