Kala duwanaanshaha Muqdisho iyo Hargeysa (WQ: Barkhad Maxamed Cumar)

Kala duwanaanshaha Muqdisho iyo Hargeysa .

26 june Hargeysa xorowday  , muqdisho July 1deedii.

Hargeysa waxay qaxday 1988 kii , muqdisho 1991 kii.

Hargeysa waxa dadkeeda laayey dawladii ilaaalin lahayd, muqdisho way ka duwanayd waxa ka dhacay.

1991 kii nabadii bilaabantay illaa hadda lagu jiraa,  muqdisho mudadaasba may xasilin.

Dadka taariikhda iyo dhacdooyinkaasi ku kala duwan oo gorowsiiyo kala Helen waynu adag tahay waxay ku heshiin karaan.