Karoona iyo Aw Diiriye kala war la’aa (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

“Mid maaha, waa nin qaraabogoys ah. Ma jecla in tolku soo booqdaan ama gurigiisa soo siyaartaan. Waa mid dhaqankii ka tagay oo meel cidlo ah isku xidhay, ciddii soo siyaaratana aan albaabka ka furayn” Oday Siyaad iyo xaaskiisa Saxarla waa laba qof oo muddo dheer dalkii soo moogannaa. Siyaad isagu cimrigiisa marka saddex meelood loo … Continue reading Karoona iyo Aw Diiriye kala war la’aa (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)