Lahashada Laba Fac (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Waa subax hore oo Khamiis ah. Bishan dhammaan rabta ee sideedaad oo dhan roobkii Karanta ayaa si wacan beledka ugu hoorray. Xareedda ayaa jidka labadiisa dhinac wadhan, meel kasta oo godanna walacleynaysa. Rayska iyo cosobka is qabsaday, udugga dhirta ka soo carfaya iyo iftiinka falaadhaha cadceedu, dhaayaha dheymo iyo indho-doogsi ugu filan. Isku milanka xaaladahani, … Continue reading Lahashada Laba Fac (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)