Magacyada Guddiyadii Diiwaangelinta Ururrada ee Soo Mara Soomaalilaan 2001 Ilaa 2022. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waxa Soomaalilaan soo maray saddex ah guddiga diiwaangelinta ururrada iyo ansixinta asxaabta qaranka.

Guddiyadii Madaxweyne Cigaal ‘AHN’ soo magacaabay Febarwar 2001

1‐ Maxamed Jaamac Boodhle Guddoomiye

2‐Aadan Geedi Qayaad, Gudoomiye‐ku‐xigeen

3- Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Xoghayn

4‐Xasan Axmed Nuur, Xubin

5‐Dr. Cali Yuusuf Axmed, Xubin

6‐Yuusuf Cumar Maxamed, Xubin

7‐Maxamed Ducaale Maxamed, Xubin

Guddiyadii Madaxweyne Siillaanyo Soo magacaabay Seb. 2011

  1. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale)
  2. Cabdalle Ibraahim Maxamed
  3. Xasan Axmed Ducaale (Macalin)
  4. Cumar Xasan Jaamac
  5. Maxamed Cabdi Maalik
  6. Aadan Geedi Qayaad
  7. Ismaaciil Cabdilaahi Cali

Guddiyad Madaxweyne Biixi soo magacaabay Janwar. 2022

  1. Maxamuud Axmed Obsiiye.
  2. Siciid Maxamed Cilmi.
  3. Muxiyaddiin Yuusuf Ibraahim
  4. Aadan Geedi Qayaad
  5. Cabdalle Ibraahim Maxamed
  6. Mukhtaar Cabdi Jaamac
  7. Maxamed Xasan Cabdi Badde