Maxaad ka ogtahay bisha ogtoober: dhacdooyinka dhulka somalida ka dhacay? (WQ: Liibaan Cawaale Liibaan “Lcl”)

21-0ctoober-1969= koox ciidan minatari ah oo uu hogaaminayo Siyad Barre ayaa afganbi  ku qabsaday dalka Soomalia.

 

3-4-0ctoober-1993= waxa muqdisho ku dhintay dad gaadhaya: 1500 oo qof ilaa 3000 kaasi oo ay sababtay duqaynmo maraykaynku Somalia uu u gaystay.

 

15-Octoober-1969= waxa laas-caanood lagu dilay Allaha u Naxariistee madaxwaynihii Soomalia Cabdirashiid Cali Sharmaake.

 

29-october- 2008- waxay ku beegan tahay sagal guuradii qaraxii hargeisa ka dhacay. (Maalin arbaca ah-29-2008.)

 

10-octoober-2004= waxa Madxwaynaha Somalia loo doortay Cornerl Cabdilaahi Yuusuf.

 

17-octoober-() maalintii SNM

 

14-octoober-2017 = Waxa ka dhacay muqdisho qarax aan hore loo arag, waxana ku nafwaayay “400 oo qof halka 300 oo kale ku dhaawacmeen”  sidoo kale burbur hanti iyo dhul na gaytay. Qaraxaas oo ka dhacay isgoyska Zoobe. Hada waxa loo bixiyay isgoyska 14 octoober si dhacdada loogu xasuusto. Iyadda oo ah Maanta 14 octoober 2018 xuskii koowaad ee dhacdada murugadda leh lagu qabtay Caasimadda Dalka Soomalia ee Muqdisho.

 

12-octoober-1954: ayaa la soo saaray calanka dawladda soomalia. Waxa calankaas alifay marxuun maxamed Cawaale Liibaan oo ahaa muwadin aragti fog isla markaasna waqtigaas ahaa, Gudoomiyaha ururka shaqaalaha.

 

30- octoober- 2017; waxa doorashadda madaxnimada ee dalka kenya ku guulaystay uhuru kenyata

 

29-octoober-2017 waxa muqdisho ka dhacay qarax hoteelka ‘naasa hablood’ oo madax iyo shacab ku dhinteen kuwaas oo tiradoodu tahay dhawr iyo laabatan sidoo kalena dhaawacyo jiraan.

 

24-octooer-2017- waxa jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay dood nooceeda aan hore uga dhicin Somaliland ama dhulka Soomalida oo ah Dooda musharaxiinta jagadda madaxtinimo ee jamhuuriyadda Somaliland.

 

Xog ururinta iyo qoraalka:

 Liibaan Awaleh Liibaan (LCL)