Natiijadii codadkii ay heleen baarlamaankii Somaliland ee 1960-kii (W.Q. Cali Cabdi Coomay)

Sidan hoose ayay ahayd natiijadii doorashadii baarlamaankii Somaliland ee 1960-kii.

 

Degmo-doorasho Magacyada Musharaxiinta Tirada Codadka
Dunbuluq Cabdillaahi Xuseen.

Rashiid Suldaan Cabdillaahi

2732

1102

Baanka Maxamed Biixi Shuuriye.

Cabdillaahi Sheekh Muuse

2488

0404

Sheekh Madar Yuusuf Ismaaciil Samater.

Cabdilaahi Gaax-nuug Xaaji Cabdilahi

4108

1495

Gabilay Sheekh Barkhad Cawaale.

Axmed Yuusuf Ducaale

4877

1564

Faraweyne Cali Muxumed Xaaji Abokor.

Cabdi Cismaan Yuusuf

3837

1604

Salaxlay Jaamac Cabdillaahi Qaalib.

Ibraahim Faarax Warsame

2036

0223

Cadaadlay Xaaji Ibraahim Cismaan Food

Xassan Rooble Maxamed

1392

0223

  • Degmada Burco
Masjid Jaamac Axmed Xaaji Ducaale.

Aw Muuse Liibaan

2366

1476

Sheekh Ismaaciil Abokor Xaaji Faarax.

Yaasiin Nuux Maxamed

1267

0722

Laas Dhuureh Yuusuf Kaahin Axmed.

Axmed Jaamac Sahal

1312

1109

Duruqsi Sheekh Cali Ismaaciil.

Ducaale Cali

2340

0146

Qoryaale Ciise Jaamac Maxamuud.

Axmed Cabdilaahi

3557

2810

Oodweyne Maxamuud Sheekh Muuse

 

Tartan la’aan
  • Degmada Berbera
Port Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

Maxamed Cali Colaad.

Daahir Xaaji Abokor

1958

0573

0007

Jama’laayeh Yuusuf Iimaan Guuleed.

Haybe Cilmi Cawad

2110

1027

Bulaxaar Xaaji Aadan Yuusuf.

Cabdillaahi Diiriye Wacays.

Ibraahim Jaamac Jireh.

 

1513

0641

0005

Mandheera Cali Qawdhan.

Xuseen Cabdi Raan

1074

0140

Sheekh Xaaji Cabdilaahi Diiriye

Maxamed Guuleed Maxamed

1381

0528

  • Degmada Boorame
Boorame Muuse Rabiile.

Sheekh Abuubakar Sh. Cumar

0677

0608

Saylac Jaamac Geeleh.

Daahir Xirsi

1107

0121

Cabdiqaadir Xaaji Muuse Axmed Shirwac.

Sheekh Cumar Axmed

1015

0662

Boon Cabdi Xasan Buuni.

Xasan Ayax.

Aw Yuusuf Muurid

1513

1353

0026

Dila Xaaji Ibraahim Nuur.

Xaaji Xirsi Cawaale

2625

0854

  • Degmada Ceerigaabo
Ceerigaabo Sheekh Axmed Maxamuud Dalmar.

Faarax Xarbi Saalax

0998

0696

Xiis Maxamed Cali Faarax.

Maxamed Nuur Amaan

1049

0860

Laasqoray Cabdillaahi Maxamed Axmed.

Axmed Saalax

0799

0407

Ceel-afweyn Micheal Mariamo.

Faarax Maxamed Muuse

1852

1585

Jiidali Maxamed Axmed Xaaji Saalax.

Maxamed Xassan Muuse.

Xaaji Cumar Hoori

0565

0285

0087

  • Degmada Laascaanood
Caynabo Maxamed Yuusuf.

Cali Cigeh Jaamac

2490

1708

Xudun Ibraahim Ciid.

Siciid Ayaanle.

Maxamed Jaamac Cabdi.

0969

0100

0005

Laascaanood Cali Garaad Jaamac. Tartan la’aan
Widhwidh Cabdulle Xaaji Faarax Tartan la’aan
Taleex Cismaan Garaad Maxamuud Tartan la’aan

 

Tix-Raac:

Taariikhda Maantu, Waa Siyaasaddii Shalay(2013)……Maxamed Cabdi Ismaaciil” Diktoorka”.

 Hoos ka akhriso maqaalladii hore ee Cali Cabdi Coomey qorey:

Shirweyneyaashii Golaha Guurtidu dalka ku dhiseen

Xukuumaddi Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ee 1967-kii

Cali Cabdi Coomay

Suxufi qoraa ah.

Haragaysa, Somaliland

calicoomay@hotmail.com